Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Waare & safiirka Qadar ee Somalia? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Hirshabeelle Mudane Dr Mohammed Abdi Ware ayaa maanta Magaalada Muqdisho la kulmay safiirka Dowlada Qatar u fadhiya Somaliya. Kulankaan oo aad muhiim u ahaa ayaa looga hadlay Dardargelinta mashruuca dhismaha wadada xiriirisa Muqdisho ilaa Jowhar oo ay maalgalineyso Dawladda Qatar iyo sidoo kale fulinta mashaaricyo kala duwan oo laga hirgalin doono degaanada Hirshabelle. … Continue reading Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Waare & safiirka Qadar ee Somalia? (Sawirro)